Daawo: Heestii Calanka Ee Lagu Furay Shirkii Ururka Haweenka Ogadeniya Ee London.
Waxaa Shir isugu yimid ururka Haweenka Soomaalida Ogadeniya ee magalaada London. Shirkan ayaa waxaa loogu magac daray *HALGANKA OGAADEENYA IYO HAWEENKA SOOMAALIYEED* shirkan ayaa waxaa soo abaabuleen Ururka Haweenka Ogaadeenya, waxaana kasoo qayb galay xubnaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee UK gaar ahaana Haweenka.
Waxaa sidoo kale shirka marti ku ahaa Haweenka Soomaaliyeed ee London iyo Marti sharaf kale oo badan. Hadaba hoos ka Daawo Muuqaalkii Heesta Calanka Ee Shirka Lagu Furay
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.