Muwaadin kasoo jeeda Magaalada Ayshica ee gobolka Shiniile ee wadanka Ogadenya oo muddo ka badan 2 sano ku xidhnaa jeel Ogaden ayaa ka waramaya silaca iyo saxriirta taala Jeelka gudahiisa iyo sida loogu bahdilo maxaabiista rayidka ah ee aan waxba galabsanin bilaa damgbigana halkaas ugu xidhan.

Dhibane MAxamed Cabdullaahi Amakaag ayaa jeelka kasoo baxay horraantii bishii September ee sanadkan 2016 wuxuuna gabi ahaanba kasoo cararay deegaankii iyo dalkii uu u dhashay dhibaatada uu gumaysigu ku hayo awgeed.

                        HALKAN KA DAAWO Q1AAD

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay