Dhamaan Xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya Ee koonfur Afrika waxaa la Ogaysiinayaa in uu dhacayo Shirwaynihii Jaaliyada JOKA oo xiligiisii 2 Bilood kasoo hormaray Dhamaan Xubnaha JOKA waxaa la farayaa inay kasoo qaybgalaan meel kasta oo ay kaga noolyihiin wadanka Koonfur Afrika.

joka

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Address: 225 Maltsam Street Pretoria West (Kasoo horjeedka Dukaanka Cade iyo Joofariye) Hoolkii shirwaynihii Hore uu kadhacay weeye kasoo qaybgal kaagu waa awaamiir tixgalin u baahan
Taariikhda: 27-28- October 2016
Saacada: 08:15 Am to 04:30 Pm labada maalmoodba
Waxaa Kasoo qayb Galaya Dr Maxamed Ismaaciil Cumar Gudoomiye Kuxigeenka JWXO
Faah Faah: 0844 474 988 Mr Mukhtaar
0780 550 063 Mr Faseex

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay