Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo u waramay Tv-ga ILAYS ayaa sheegay inaysan Somalia xor ahayn oo la haysto,hadalada xildhibaanka waxaa kamid ah:

Somaliya xor ma aha waana la haystaa,Gabre iyo anigu col ayaan nahay ismana arki karno,dhalinyarada soomaaliyeed kacdoon ha sameeyaan waayo waxa lagu cayaarayo waa mustaqbalkoodii;

                                                      HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay