Wararka nagasoo gadhaya wadanka Ogadeniya gaar ahaan xarunta dhexe ee
JWXO ayaa waxay kawarbixisay  tacadiyadii ugudanbeeyay ee ciidamada gumaysiga Ethiopia ka gaysteen Ogaadeeniya.
23/10/16 Dagmada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob waxay ciidamada gumaysiga Ethiopia ku xidheen laba ruux oo shacab ah oo kala ah

1-Ardo Cabdi
2-Faadumo Cabdi Xusee.

22/10/16 dagmada xamaro ee gobolka nogob waxay iyadana ciidamada wayaanuhu ku xidheen
1-Hira Cabdi Ibraahin.

24/10/16 Ceelwayne oo gobolka shabeele katirsan waxaa lagu xidhay
1-Maxamed Bare.

24/10/16 Dagmada Lagahida ee gobolka Nogob waxaa lagu xidhay dad aad ufara badan waxaana kamid ah
1-Dhuux Bare
2-Daahir Bare
3-Xabsa Muxumad Bare
4-Ruqiya Muxumad Bard
5-Axmed Maxamed Bare.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay