Safaarada Maraykanku ku leeyahay magaalaa Adiss Ababa ayaa ayaa waxay marar badan soo saaarto digniino badan oo ay uga digayso in muwaadiniinta u dhalatay Maraykanku u safraan Itoobiya.

Hadaba xukumada Gumaysiga Itoobiya ayaan ku faraxsanayn digniinahaas arintaas ku saabsan ee sida isdaba-joogga ah uga soo yeedhaya masuuliinta Maraykanka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, waxaa warbixin ka diyaariyayn TV-ga caalamiga ah ee loo yaqaano CCTV ee daawasho wacan-

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay