Xoghaya guud ee Ururka Haweenka Ogadenia Marwo Fardowsa Abdullahi Mukhtar ayaa  wareysi gaar ah siisay IlaysTV,Marwo Fardowsa ayaa   ka Xogwarantay Xiligii Ururka la’aasaasay iyo intii uu jiray waxyaabihii u qabsoomay.

waxaa kale ooy Marwo  fardowsa Xoghaya  ururka UHO ka warantay hadafka iyo ujeedka ay u taagan yihiin oo ah garab istaagka Halganka Gobanimadoonka ah ay hormoodka u tahay Jabhada ONLF.

Wareysigan oo ah mid Dhinacyo badan taaban.

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay