Digniin!!!! ha daawanin video gan haday kula joogaan Ciyaal iyo dad xushmad aad kala mudan tihiin,waayo dhibane Maxamed Cabdullaahi Amakaag wuxuu qaybtan 2aad kaga waramayaa anshax xumada iyo silaca yaala xabsiyada gumaysiga ee lagula kaco maxaabiista bilaa dambiga uga buuxda jeelasha gumaysiga siiba Jeel Ogadeen.

                                                                           HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay