Sida uu sheegay ESAT TV waxaa wadanka Maraykanka lagaga dhawaaqay Isbahaysi cusub oo ay ku midoobeen afar urur oo kamid ah mucaaridka Itoobiya.

Isbahaysigan cusub oo la magac baxay ” Ethiopian Movement ” Dhaq-Dhaqaaqa Itoobiya ” ayaa waxaa ku midoobay sida uu sheegay ESAT TV ururada kala ah Patriotic Ginbot 7, Oromo Democratic Front, Afar People Party and Sidama People Democratic Movement.

Isbahaysigan cusub ayaa sheegay inuu kulan balaadhan kula qaadan doono shacabka Itoobiya. Kulankan ayaa lagu wadaa in lagu qabto magaalada Washington DC. Hadaba warbixintan oo faah faahsan waxaad ka dhagaysataan warbixintan hoose oo ku baxday afka Xabashiga ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay