Waraysigan ay bixisay Hooyadan ilmeheedii lagaga soo riday kufsi iyo jidh-dil naxariis darro ah oo ay u gaysteen Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee tacadiyada iyo dhibaatooyinka kala duwan ku haya shacabka Soomaalida Ogadenya ayaa qofkii daawada murugo iyo naxdin badan ku beeraysa.

Hadaba nala daawada qadarkan yar ee Gabadhu ay kaga warbixinayso wixii soo gaadhay ee xanuunka badnaa.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay