Mudaaharaad balaadhan oo ay si wada-jir ah usoo qaban-qaabiyeen Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenya iyo Oromiya ee ku dhaqan wadanka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis ayaa hada si toos ah uga socda.

Banaanbaxan oo ah mid si wanaagsan loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay shacab aad u tiro badan oo kasoo jeeda qawmiyadaha Soomaalida Ogadenya iyo Oromiya oo dhamaantood kasoo horjeeda tacadiyada iyo xasuuqa baahsan ee Gumaysigu ku haya shucuubta ku hoos dulman.

Hadaba faah faahinta banaanbaxan waxaad kaga bogan doontaan haduu ilaahay yiraahdo wararkaanaga dambe ee hamoogaanina ONA Inshaa Allah.

mn1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay