Xoghayaha golaha dhexe Jwxo halgame mohamed cabdi Yaasiin Diirane ayaa wuxuu ka hadlay mudaaharaad balaadhan oo jaaliyada Ogadeniya ku qabatay magaalada london ee wadanka ingiriiska wuxuuna baaq u diray shacabka oromada asagoo sheegay inay dagaal kula wada jiraaan xukuumada gumaysiga Itoobiya loona baahan yahay in la is kaashado xoghayaha oo baaqa diraya hoos ka fiirso.

hoos ka daawo baaqa gudoomiyaha.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay