Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee wadanka Denmark waxay war-galinaysaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadenya iyo walaalaha Soomaaliyeed ee wadaniyada iyo Soomaalinimadu ay ku wayn tahay inay kasoo qayb galaan mudaaharaad balaadhan oo lagu qaban doono caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa si wada-jir ah iskaga kaashanaya Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenya, Oromiya iyo Amhara. Banaanbaxan ayaa lagaga soo hor jeedaa xasuuqa iyo dhaatooyinka kala duwan ee taliska Woyaanuhu u ku hayo shucuubta ku hoos dulman.

Hadaba faah faahinta goobta iyo wakhtiga mudaaharaadkan waxaad ka dheehan kartaan muuqaalkan hoose ee kasoo qaybgal wanaagsan.

fullsizerender-1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay