Waxaa si habsami ah kusoo dhamaaday mudaaharaad balaadhan oo gumaysiga Itoobiya lagaga soo hor jeeday kaasoo maanta ka dhacay caasimada wadan Denmark ee Copenhagen mudaaharaadkan ayaa waxaa soo abaabulay jaaliyada Ogadeniya wadanka Denmark iyo jaaliyadaha Oromiya iyo Amhara oo la socday.

Mudaaharaadkan ayaa ahaa mid cashir loogu dhigay gumaysiga Itoobiya hadaba Hoos ka daawo Muuqaal Qurux badan oon idiin kasoo diyaarisay  bahda ilays tv ee Mudaaharaadkii Maanta.

ONA/Denmark

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay