Waxaa dadweynaha sharafta leh  la ogeysiinayaa in  Ilays TV  loo sameeyey website aad si toos ah uga daawan karto barnaamijyada ka baxa (Riix IlaysTV Link), waxaad kaloo ka fiirsan kartaan barnaamijyadii ku dhaafay iyo kuwa soosocda iyo dhamaan muuqaalada loogu talagalay dadweynaha sharafta leh ee daawada barnaamijyadaas.

Wixii faafaahin ah kala xidhiidh maamulka ILAYS TV >>>>>(Halkan riix Riix)

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay