Fadlan sawirkan ha yereynina waa Ogeysiis: Lasocda kulamadan Isniinta iyo Talaadada london ka dhici doona…

Waxaa la ogeysiinaya Jaaliyada Soomaliyeed ee Ogaden iyo Somaliweyn inay kasoo qeyb galaan Kulan looga hadlayo tacadiyada iyo xasuuqa lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku hoos nool gumeysiga Ethiopia.

Shirkan waxaa marti ku ah: Martin Schibbye oo ah Wariye u dhashay dalka Sweden, islamarkaasna hada kahor lagu waxyeeleeyay dhulka Ogaden halkaas oo dhaawac laguu geystay laguna xukumay xadhig 11 sanno ah.

Kulankan waxa uu furmaya 5:30 Galabnimo.


img_3961

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay