Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa sida uu sheegay sargaal sare oo ka tirsan jabhada mucaaradka ku ah xukuumada sudanta koonfureed waxay xirtay hoggaamiyahooda Riek Machar kadib intii aan dib loogu masaafurin.

Hoo ka dhagayso warbixin faah faahsan oo ku saabsan xadhiga masuulkan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay