Shirkan ayaa waxa u soconayaa 24-25 ka bishan Nov, 2016 oo lagaga hadli doono Arrimaha dadyowga laga tirada badanyahay. Kulankan oo ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay (QM) ee Geneva ayaa waxaa kazoo qayb galaya dhamaan ururada iyo shucuubta  kala duwan ee laga tirade badan yahay.

Waxaa kulankan taariikhiga ah lagu marti qaaday oo ka hadli doona haduu ilaahay yiraahdo Wafti balaadhan oo ka socda shacabka Soomaalida Ogadenya, sida Ogaden people’s rights Ogaden Women’s rights  iyo African Rights Monitor. Masuulinta Ogadenya ayaa warbixino ku saabsan xaalada Ogadenya kusoo bandhigi doona haduu ilaahay yiraahdo inta uu kulankan socdo.

Waxaa shirkan ka soo qayb galay 192 dawladood iyo 400 oo urur.

.http://(http://webtv.un.org/).

http://webtv.un.org/live-now#

 

un2-120x80

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay