OGEYSIIS OGEYSIIS

Waxa la ogeysiinaya dhamaan Bulshada Somaliweyn gaar ahaan dadka ku dhaqan wadanka UK. In Barnaamijkii Silent Cry Qeybtiisii labaad lagu soo bandhigi doono Magaalada London taariikhdu markay tahay Maalinta Jimcaha ee 23/12/2011.

barnaamijkan oo Bandhig faneed iyo waxyaalo badan isugu jira ayaa waxa lagusoo bandhigi doona dhaqamo badan oo Geeska Afrika ka jira

Sida Dhaantada, Cayaaro fanaaniin Oromo iyo Eritrean ah soo bandhigi doona wacdaro. Sidoo kale waxa barnaamijkan ka qeyb qaadan doona fanaaninta Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka UK oo heeso cusub iyo madadaalo dheeri ah idiin haya. Waa Barnaamij aan horey uga dhicin wadanka UK oo dhamaan Dadyowga Geeska Afrika sisiman uga soo qeybgali doonaan.

Waxu barnaamijkan ka dhacaya:

23/12/2011 6 fiidnimo ilaa 2 Habeenimo

Hallka Dominion Centre 112a The Green, southall, UB2 4BQ

Qiimaha waa £10 Pound kaliya oo Donation ah.

Hadaba Tigidhada oo horey loo gadayo yaan lagaa buuxine ka dalbo telefanada ka muuqda Flyrka ama xafiiska Ogaden Community.


 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay