Waxaad hoos ka daawataan hees wadani ah oo ay ku luuqaynayso Shankaroon Axmad Sagal. Heestan oo kamid ah Suugaan Halgameedka ayaa waxay fanaanadu muujinaysaa inuusan Halgankii & Himiladii shacabka Soomaalida Ogadenya waligii kazoo soke dhicin meeshii loogu talagalay ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay