Jabhada hubaysan ee Xoraynta Shacabka Oromiya ee OLF ayaa dagaalo Woyaanaha lagu naafeeyay kawada dhulka Oromiya.

OLF oo kamid ah Jabhadaha oogu tirade iyo tayada badan guud ahaan Jabhadaha hubaysan ee dagaalka kula Jira Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa shir abaabul iyo hawl-qaybsi ah ku yeelatay xarun kamid ah saldhigyada ay Jabhadu ku leedahay gudaha Oromiya.

Hadaba daawasho wacan muuqaalkan hoose oo muujinaya kulankii u qabsoomay ciidanka OLF.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay