Aamiin Caamir oo kamid ah dadka aqoonta u leh inay xaalad jirta ku cabiraan ama ku muujiyaan sawir-gacmeed ayaa ka sameeyay xaalada Xasan Culusow muuqaal aad cajiib u ah oo ka turjumaya waxa uu Xasan ka damacsan yahay Soomaaliya iyo musuq-maasuqa ragaadiyay horumarkii iyo xasiloonidii la higsanayay intii uu xilka hayay.

Hadaba muuqaalkan hoose oo macno badan xambaarsan nala daawada

xasan-culusoow

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay