Ciyaar aad u xiisa badan oo wadanka Koonfur Africa ku dhexmartay Xulka Ciyaartooyda Somalida Ogadenya iyo wadanka Ghana oo ayaa ku dhamaatay 2 iyo 2 gool ama bar-bar dhac, halkaas oo wakhti dheeraad ah loogu daray.

Ciyaartan oo ahayd mid aad uxiisa badan ayeey xulka Ogadenya ciyaar wanaag ku soo bandhigee.

Faah faahinta ciyaartan iyo waliba muuqaalo aad uxiisa badan waxaad kaga bogan doontaan wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay