Heestani waxay kamid ahayd Heesihii laga qaaday Riwaayadii xiisaha badnayd ee Walee Geediga Ma Furo oo kooxda Fanka ee Jaaliyada Ogadenia ee Minnesota ay kusoo bandhigtay magaalada Minneapolis.

Heestan oo ah Hees aad u Qiima iyo Qiiro badan daawasho wanaagsan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay