Waraysi uu bixiyay qoraaga caanka ah ee lagu magacaabo Rene Lefort  ayaa kaga hadlay xaalada qalafsan ee Itoobiya. Khibiirkan oo qoraalo iyo warbixino badan ka sameeyay xaalada murugsan ee Itoobiya ka jirta ayaa waraysigan uu bixiyay kaga waramay arimo badan oo ku xaabsan Itoobiya iyo mustaqbalka meesha at ku dambayn karto.

Hadaba muuqaalkan hoose kaga bogo waraysigi lala yeeshay Rene Lefort .

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay