Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa waxa uu siiyay wareysi dheer Barnaamijka Ilays. Gudoomiyha waxa uu jawaabo ka bixiyay su’alo laga weydiiyay dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Kenya ee dilalka loo geystay iyo Heshiisyo suuqa ku jira oo la sheegayo in dowlada Kenya wado oo u dhexeeya Jabhada ONLF iyo Gumeysiga Ethiopia. Sidoo kale wareyisga Gudomiyaha ayaa waxa uu si toos ah ugula hadlaya shacabka somalida Ogadeniya ee Gobanimodoonka ah.

Wareysigan oo dheer waxa barnaamijka Ilays uu soo gaadhsiyay ONA qeyb yar oo kooban iyada oo isaga oo dhameystiran aynu kala socon doono Tvga Eri qeybta Barnaamijka ilays maalmaha Arbacada inshalaah.

Haddaba hoos ka daawo sualihi iyo jawaabihii Gudoomiyaha

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay