Barnaaamijka ilays oo lagu falanqayay Cunaqabataynta Warbaahinta ee saaran Ogadeniya. Barnaamijka Ilays waxa uu si cilmiyaysan usoo bandhigaya Warbaahinti Gudaha Ogadeniya sida qarsoon ku gashay ee soo bandhigtay tacadiga Gumeysiga sida AL-Jazera, Newyork Times, Channel 4. Waxa kale oo lagaga hadlaya dhibatada soo gaadhay xubnaha u shaqeynayay warbaahinta ee ama lagu xidhay ama la jidh dilay ama laga soo ceydhiyay wadanka. Waxana lasoo bandhigay Wariyaasha Sweden ee xabsiga ku jira, Gefrey Gettleman iyo kuwo kaleba.

Hadaba barnaamijka oo xiiso leh hoos ka daawo:

Barnaamijka ilays ee 14 Dece 2011

 
 

1 Comment

  1. shugri says:

    dhaamaan waxaan halkaan kasalaamayaa wariyaasha tv ga ilays salaan taas oo ah ta ugu qaalisan ee ah aslaamucalaykum i oo habeenkasta ku riyood a ogaadeeniya oo xoroowday

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay