Wariyaha Caanka ah ee Thomas Mountain ayaa waxa uu ka qeyb galaya shir xasaasi ah oo uu wariyahu kaga hadli doono qodobo waaweyn oo ay ka mid yihiin:

Xasuuqa ka socda Ogadeniya

Cunaqabataynta Ogadeniya

Kaalinta Beesha Caalamku ka qaadan karto Ogadeniya

Sidoo kale qodobo xasaasi ah oo ka taagan Geeska Afrika sida

Dagaalka lagula Jiro Somalida

Carqaladaha Ka taagan Sudan

Cunaqabatayna Eritrea Iyo

Ahmiyada Geeska Afrika u leeyahay caalamka

Shirkan oo qodobo badan iyo siyaasiyiin waaweyn oo u dhashay geeska afrika isugu imaan doonaan ayaa waxa uu u furanyahay shacabweynaha soamliyeed iyo somalida Ogadeniya ee jecel Gobanimada dhulkooda Hooyo.

Fadlan kasooqeybgal waxaadna kala xidhiidha waxii maclumaad ah ee ku aadan shirkaas Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK oo iyadu soo sponsor gareysay shirka

Goobta:  Freinds House  173-177 Euston Road, London, NW1 2BJ

Goorta: Sabti, 17 December 2011

Saacada: 1 Duhurkii – 4:30 Galabti

Seed ku imaan karta

Trainka: Waxaa u dhow Tube Stationka EUSTON oo isagu kasoo hor jeeda. Sidoo kale waxa u dhow ESTON SQUARE.  Waxaba mara Northern, Victoria, Metropolitan, Circle and Hammersmith & City lines.

BUSKA: Number 10, 18, 30, 73, 205 iyo 390  waxay hor maraan iridka albaabka guriga Freinds Hosue sisoo kalet 59, 68, 91, 168, and 253 Meel u dhow ayay istaagaan.

 

Shirkan waxa soo qaban qaabisay jaaliyada Somalida Ogadeniya ee UK

07791702245

Kasoo qeybgal wanaagsan.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay