Maalinimadii maanta ahayd taariikhduna kubeegnayd 26/12/16 waxaa xerada IFO ee degaanka Dhadhaab kaqabsoomay kulankii billaha ahaa ee OYSU IFO kulanka oo ahaa midsiheer sare ah loosoo agaasimay ayaa ugu horaynba lagufuray wacdi diini ah aadna uqiimo badan kunaqotoma cabsida Eebe iyo kadaacad noqoshada halganka xaqa ah.

Intaa kadib kulanka ayaa lagusoo bandhihay qodobo muhiim ah iyadoo la iswaydaarsaday afkaar qaali ah oo kasoo maaxatay maskaxda fayow ee xubnaha OYSU Ifo ee kulabka soo xaadiray.

Dood iyo falanqayn dheer kadib waxaa kulanka lagasoo saaray go’aamo iyo talooyin muhiim ah waxaana gabi ahaanba la isla qaatay inla dardar galiyo hawlaha halganka iyadoo la isla meeldhigay gabi ahaanba qodobadii shirka wuxuuna shirku kusoo dhamaaday jawi dagan.

Abdullahi yare
ONA IFO DADAAB.

img_4749

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay