War hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay 3 meelood oo ka tirsan magaalada Addis Ababa 24 saac gudohood.

Warku waxa uu intaas ku daray in hanti aad u badani ay halkaas ku bas beeshay. Markii ugu horaysay ma ah in la gubo qaybo ka tirsan xaafadaha magaalada Addis Ababa, waxaana inta badan lagu eedeyaa in ay ka danbayso dawlada Woyanahu.

Wixii faahfaahin ah kala soco ONA haddii ebo idmo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay