Ururka Dhalinta iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee OYSU oo ah urur balaadhan ayaa shirwaynahoodii 3aad kuqaban doona wadanka Jarmalka gaar ahaan  magaalada Frankfurt hadii Alle idmo.

Shirwaynahan ayaa lagu wadaa in uu furmo 29-ka bishan isagoo socon doona 1-da January 2017 hadii Alle ogolaado waxaana shirkan kasoo qayb gali doonta  Madax sare oo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee  JWXO katirsan & ergo ka socota ururka OYSU oo aad u badan oo ka kala imaan doona qaaradaha aduunka.

Shirkan ayaa lagu wadaa in lagu doorto maamul cusub laguna dajin doono qorsha shaqeedkii ururka ee sanadada soosocda.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay