Wareysi ay idaacadda BBC-da la yeelatay mudane Xamse Warfaa ayuu ugu sheegay inay si wadajir ah ugu gudbiyeen iyaga iyo ururka caalamiga ah ee Woodrow Wilsson maamulka M/W Obamma daraasad ay ku sameeyeen siyaabihii nabadgalyo waarta loogu soo dabaali lahaa gobolka GA, taasoo ay saldhig uga dhigeen in xal loo helo qadiyadda Ogadenya. Wareysigaa oo dhamaystiran halkan ka dhagayso [audio:http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/12/hamse1.mp3|titles=I GUJI SI AAD U DHAGAYSATO WAREYSIGA]

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay