Waxaad hoos ka daawataa dagaal dhexmaray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) & Ciidamada Woyanaha oo lagu sheegay warka ESAT TV. Warkan ayaa lagu sheegay dagaal culus oo CWXO iyo kuwa Gumaysiga Itoobiya dhex maray kaas oo dhabiga loogu qoray ciidanka wayaanaha.

Dagaalkan oo kadhacay duleedka Dagmada Qabridahare ayaa lasheegayaa in Ciidanka cadawga loogu gaystay khasaare balaadhan oo naf iyo maalba leh, waxaana dagaalkan loogu hiilinayay shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

http://www.ethiozeena.com/watch.php?vid=d0073d278

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay