Xaley oo ay taariikhdu kubeegnayd 29-12-2016 waxaa xafiiska JOKA ee Pretoria ka furmay Barnaamij ay soo diyarisey Laanta Arimaha bulshada ee Jaaliyada JOKA barnamijkan oo loogu magac daray “Habeenkii JOKA Iyo Higsiga Shacabka.”

Barnamijkan ayaa noqondoona taxane isbuuciiba mar ah kaas oo si LIVE looga daawan doono baraha bulshada, Page Hoganka Warfafinta Iyo Ileys Tv.

Barnamijika waxaa soo diyaarisey laanta Arimaha Bulshada JOKA gaar ahaan Hogaanka Mudane Yusuf Islam Iyo Ku xigeenkisa Abwan Khadar Colaad Waxana ka qayb qaadan doona xubnaha JOKA rag iyo dumar cawana waxay ahayd daah furkiisii.

Barnaamijkan waxaa looga danleeyahay abaabulka bulshada wuxuuna ka kooban yahay, Majaajilo, Suugaan halgameed,Taariikh halgameedka Ogadenia, Gabayo. Siminaaro IYO qaar kale oo badan.

hamooganina habeen waliba oo khamis ah sacada Koonfur Africa Markay tahay 7.30pm-8;00pm fiidnimo insha allah.

dsc07648 dsc07649 dsc07650 dsc07651 dsc07652 dsc07653 dsc07654 dsc07655 dsc07656

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay