Waxaa  wadanka  Jarmalka  ka Furmay  Shirweynihii 3aad  ee Ururka Midowga Dhalinyarada  iyo Ardayda  Soomaalida Ogadenia.Hadaba  Shirkaasi iyo  Arimaha  ku saabsan  waxaan ka Wareysanay Xoghayaha  Guud  ee OYSU Mudane Jamaal Xukun Ahmed Saahid oo ku Sugan Goobta Shirku ka dhacayo.

Hoos  ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay