Warka IlaysTV 29-12-2016 , Qodobada  ugu doorka  Roona  waxaa kamid ah:

Ciidamada Gumeysiga  Ethiopia  oo Dhibaatooyin kala duwan ka wada Deegaano kamid ah Dhulka Soomaalida Ogadenia, kuwaasi oo isugu jira  Dil,Xadhigi iyo  Hanti boob baahsan.

Inka badan 125 oo  kamid ah Maamulkii Magaalada Adiss-abab  oo Xabsiga la dhigay  .

Ethiopia oo  Numberka 1aad  ka gashay  wadamada Aduunka  Daymaha Lagu leeyahay.

Iyo Xukuumada Gumeeysiga  ETHIOPIA  oo  Lasoo darisay Caqabado kala  duwan.

Hoos ka Daawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay