Waxaa wadanka Germeny Magaalada Frankfurt ka dhacaya Shirkii 3aad ee ururka Midawga  Ardayda iyo  Dhalinyarada Ogadeniya kaas oo at ka soo qaybgaleen wufuud faraban oo ka kala socota Aduunka Qaaradihiisa waxaa hada iska soodaba dhacaysa martida oo intii badnayd ayba hada yimaadeen hadaba waxaad hoos kadaawataan muuqaal hordhaca.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay