Waxaa  si rasmi ah uga furmay magaalada  Frankfurt ee Germany. Shirwaynihii 3aad ee Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya. Shirkan waxaa si rasmi ah u furay Gudoomiye Ku Xigeeynka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Mohamed Ismaciil Cumar.

Gudoomiye Ku Xigeeynka ayaa dhalinyarada usheegay in shirkooda laga sugayo in ay halganka dardar galiyaan shirkoodana uu ka soo baxo natiijo wanaagsan oo halganka xoraynta Ogadenya horumar tayo leh u horaseedi karta. ”Dhalinyaradu waa xooga Mustaqbalka Dalka iyo dadka waxaan rajaynaynaa in aad kaalintiina si wanaagsan u qaadataan” ayuu yidhi Gudoomiye K/xigeenka JWXO.

img_2271 img_2273 img_2277 img_2279 img_2280 img_2281 img_2282 img_2285 img_2286 img_2291 img_2294 img_2298 img_2303 img_2309 img_2310 img_2314 img_2315

Lasoco ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay