Shirwaynihi 3aad ee  OYSU ee heer caalami oo maanta ka furmay magalada franfurt ee dalka Germany. Shirkan waxa lagu furay aayado Quraan ah, kuwas  oo uu so jediyey halgame Salaad Abdullahi Kaahin, waxa kadib lagu so dhaweyey kooxda hilaac qaran iyo fananinta Abdi badil iyo Mohamud jango, kuwas oo heesta astaanta calanka Soomalida Ogadenia soo bandhigay.

Kadib waxa si rasmi ah shirka ufuray Gudomiye Kuxigenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO), mudane Mohamed Ismaciil, waxa Iyana furitaanka shirka ka qayb qatay xubno iyo gudi kale oo jabhaded, sida Mudane Mohamed rashid- Gudoomiyaha hogaanka  Abaabulka Bulshada iyo Jaaliyaadka, Mudane Jamal xukun- Xoghayaha Guud ee OYSU. Mudane Mohamed Abdi taflow- xubin gudida jaliyada martida loyahay ee Germany matalayey Marwo koos sharif, Gudoomiyaha Qaarada Europe  ee hawenka ogadeniya.

Mudane Abdullahi Mohamed- xoghayaha Oysu Germany, waxa kale oo Iyana laso bandhigay work shop aad uheer sareya kaas oo ay so bandhigen; Marwo juweriya Ali iyo marwo Layla abdullahi, work shop waxa lagu aruurinaya fikirka xubnaha oysu. Shirkan oo hada qabtii koobad lagu guda jiro ayaa socon doona ila 01 January 2017 insha allah.

ONA Frankfurt Germany

15697862_735786786570203_685689192815054569_n 15697931_735786859903529_2863868927604872881_n1 15697931_735786859903529_2863868927604872881_n 15741216_735786613236887_8322234649826068102_n 15741276_735786656570216_7393488292173029989_n 15781184_735786673236881_2590767158937864803_n 15781449_735786619903553_5247731817326797411_n1 15823095_735786773236871_2627952113675393183_n15781449_735786619903553_5247731817326797411_n2 15781449_735786619903553_5247731817326797411_n 15822584_735786666570215_1891272305726283311_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay