Madaxweyne Kabila ayaa qaban wayey doorasho sanadkii dhamaadey ee 2016, waxaana xilkiisu ku ekaa bishan December, waxaa dalka ka dhacay rabshado looga soo horjeedo muddo kororsigiisa aan sharciga ku taagneyn, waxaana ku geeroyoodey ugu yaraan 40 qof, waxaa xabsiyada la dhigay dad ka badan 500 oo qof.

Kabila ayaa dalka Kongo Kinshasa ka soo talinaayey tan iyo sanadkii 2001, waxaana uu xilka kala wareegay Aabihiis Kabila oo uu diley mid kamid ah ilaaladiisa, Doorashadii u horeysey ayuu joseph Kabila qabtey sanadkii 2006. Dastuurka DRC ayaa Kabila ka mamnjuucaya in uu mar saddexaad u tartamo xilka.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay