Waxaa Maanta si aqlabiyada ah lagu doortay Xoghayaha guud ee Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya.  waxaana loo doortay mudane Shaafi Sheekh Abdi (Shaafi shilaabo). Mudane Shafi waa halgame in badan ka soo shaqeeyay arrimaha dhalin yarada Ogadenya oo khibrad iyo waayo aragnimo u leh arrimaha OYSU.

waxaan u rajaynaynaa masuulka cusub in Allaha awooda leh u fududeeyo Masuuliyadaas loo doortay.

Kala soco ONA fahfaalinta warkan.

image-0-02-07-5bb1225137119549dacd2b9cbba2ad4f6894244d7bfe42d2e37cb21319448494-v

img_2407 img_2410 img_2409 img_2408 img_2406 img_2405 img_2404 img_2403

ONA Frankfurt

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay