Shirwaynihii 3aad ee OYSU oo guul ku soo gaba gaboobay.
Shirwaynihii OYSU oo galay maalintii 3aad. Shirkan oo soo bilawday 30.12.2016 ayaa maanta galay maalintii sadexaad waana maalintii ugu danbaysay
Shirwaynihii 3 aad Ee ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeeniya oo ka socday
Qaarada Yurub gaar ahaan wadanka Germany magaaladiisa Frankfurt wajigiisii sadexaad
Ayaa manta Soo gaba gaboobay Shirka waxaa lagu ansaxiyay
Qorshe sanadeedka labada Sano lagu hawgali lahaa waxa kaloo lagu ansixiyay Xeerka ururka oo dib u eegis lagu sameyay waxaa Shirka soo xidhay G.kuxigeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya JWXO. mudane Mohamed Ismaciil.
warmutiyeedkii Sharkana goor dhaw kala Soco ONA.
ONA Frankfurt
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.