Wareysi uu arima badan oo ku saabsan heerka uu gaaray tababarada CWXO ayuu madaxa tabarada ciidanka isagoo ku sugan goobta tababarada siiyay wariyaha RX. Wuxuu Naftiihure Diiq waraysigaa ku sheegay heerka uu gaaray tababarka CWXO oo hadda dhanwalba ka dhamaystiran isagoo sheegay inay iyadoo muuqaal ah goor dhow soo gaadhsiin doonaan warfaafinta.

ONA.

 
 

2 Comments

  1. waxaan salaamahayaa dhaaan shacab ka reer ogadenia ee dulman gaar ahaan waxaan salaamahayaa saxaada ogadenia waxaana leeyahay walaal haka daalina dagaalka aad ku jirtaan waadna mahadsantihii

  2. runsheege says:

    waan ku farax sanahay wareeyisgaan anigu waxaa iii muuqday xoriyad
    waan arkaa inaan xoroobeeyno waliba si sharaf leh inaan kunoolaan doono

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay