Waxaa Minneapolis 9ka bisha April lagu qabanayaa dood cilmiyeed ay ka qaybqaadan doonaan Mudane (Congressman) Keith Ellison iyo Resolve Ogadena Coalition oo ah urur u dooda gaboodfalada Xuquuqda Aadanaha ee loo gaysto shacabka S.Ogadenya iyo arima kaleba. Doodan waxaa ka mid ah arimaha lagu falanqeynayo xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda Itobiya ay ka wado guud ahaan Geeska Afrika. Waxaa kaloo ka mid ah dooda raadka uu ku leeyahay mucaawanada ay dawladda Mareykanka siiso Itobiya ku tumashada xuquuqda aadanaha iyo cadaadiska lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah xukuumadda. waxaa lagugu soo dhaweynayaa inaad ku biirsio ra’yigaaga iyo xogta aad ka hayso arimahan si dalkan aad ku nooshahay u gaadho dhibaatada lagu hayo walaaladaa 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay