Shirkii wada tashiga xubnaha jaaliyadaha ee qaarad Yurub UK mooye oo galay maalintii labaad ayaa wuxuu si habsami ah uga socday hoolkii shirka waxaana la guda galay barnaamijkii shirku uu ku socday qaybtiisii labaad.

Shirka ayaa lagu furay  Aayado Qur”aan ah oo soo jeediyay , Sheekh Xasan iyo wacdi diini ah ,kuna xasuusiyay ka soo qaybgala yaasha ,ku xidhnaanta Alle .Kadib waxaa laguda galay dhagaysiga Jaaliyadaha oo ay Jaaliyad waliba soo bandhigtay qorshihii

ay ugu talagashay  inay kaga qayb-qaadato.waxaa ugu horayn qorshahoodii soo bandhigtay Jaaliyada Denmark

waxaana umatalayay Jaaliyada inuu ku hadlo Afkeeda Mudane Cumar .Oo runtii kahadlay Hawlo mugwayn oo aragtidheer ku salaysan.

Waxaa sidoo kale soo bandhigay Jaaliyaadka kale ee meesha joogay ,Norway,Finlad ,Swezerland iyo swedan oo ahayd Jaaliyadii Shirka martigalisay Shirkan oo socondoona Maanta ilaa bari waxaa uu ku socdaa Shirar gooni gooni ah group workshop

hadaba waxaan idiin soo gudbun doonaa hadii alle idmo Goaamada iyo Warmurtiyeedka ka soo bixi doona

ONE15908967_1360891330617217_1304108497_o-1 15908967_1360891330617217_1304108497_o 15933845_1360891317283885_2026070628_o 15934151_1360891523950531_1340543326_o 15942688_1360891413950542_1825129617_o

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay