Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromiya ayaa waxay sheegayaan in qaybo kamid ah wadanka Oromiya ay dib uga laba curteen mudaaharaado lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadadan ayaa waxay kusoo beegmayaaan xili gumaysiga Itoobiya uu kusoo rogay xukun daga wadanka oo dhan.

Xukuumada Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay xasuuqday shacab badan tan iyo intii uu bilawday mudahaaraadka waxaana xabsiyada gumaysiga Itoobiya ka buuxa kumanaan shacab ah oo aan qaarkood la ogayn inay dhinteen iyo inay nool yihiin toona. Hadaba hoos ka daawo muuqaalkan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay