Dawlada Maraykanka ayaa kaqaadaysa cunaqabataynta ganacsi qaybkamida dalka Sudan.

Sargaal u hadlay Dawlada Maraykanka ayaa wakaalada wararka ee Reuters usheegay jamcihii lasoo dhaafay in ay Dawlada maraykanku khafiifin doonto cunaqabataynta ganacsiga ee saaran Dawlada sudan.

Arintan ayaa timid heshiis 20 sep 2016 dhexmaray labada dal oo ku saabsanaa ladagaalanka argagixisada kasoo sida qoraalka lagu sheegay ay soo dhawaysay xukuumada Maraykaku qaabka ay uga qaybqaadatay Dawlada Sudan
sudan-map

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay