Hay’adda Human Rights Watch  ee  Arrimah Beni’adanimad ayaa ka dalbatay Midawga Africa iyo QM in ay jawaab ka bixiyaan baadhitaan dheerna ay ku sameeyaan dilal gar darro ah oo aan waafaqsaneen shuruucda oo ay ku kaceen Ciidanka Ethiopia  ee ka hoos shaqeeyo AMISOM  kuna dileen 14 ruux  bishii July ee sanadkii tagay 2016.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay