Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Xoogaga Kooxda Daacish ay afduub ka geysteen Duleedka Magaalada Boosaasso.

Xoogaga Daacish ayaa waddada u galay Gaari ay la socdeen Dad shacab ah, waxaana ay kala dageen 9 Ruux, sida Dadka Degaanka ay u xaqiijiyeen warbaahinta.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay