Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay goob fagaare ah ku jidh dilayaan wiil shacab ah kaasoo u dhashay qomiyada axmaarada.

Ciidanka wayaanaha ayaa waxay wali wadaan xasuuq baahsan oo ay kala soo hor jeedaan shacabka amhara kuwaas oo kasoo hor jeeda nidaamkooda gumaysiga ah.

Hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay